Puntland oo amaro looga hortagayo dilalka ku soo rogtay Masjidada Gaalkacyo

Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee mamulka Puntland oo amarro dul-dhigay masaajidda magaalada ku yaalla woqooyiga magaalada Gaalkacyo. Talaabadan ayaa ka dambeysay ka dib dil habeen hore loo geystay Nabadoon caan ah oo la toogtay xili uu ka soo baxay Masaajid ku yaalla xaafada Garsoor. Warqad uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland ayaa lagu … Continue reading Puntland oo amaro looga hortagayo dilalka ku soo rogtay Masjidada Gaalkacyo